Sacaada Quran Online oo fursad Qaliya u haya qurbajoogta somaaliyeed meel walba oo ay joogaan 

Sacaada Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay ku nool yihiin adduunka .   Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.   Waxa uu dugsigu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool iyadoo laga caawin doono tarbiyadda caruurta iyo waxbarashadooda … Continue reading Sacaada Quran Online oo fursad Qaliya u haya qurbajoogta somaaliyeed meel walba oo ay joogaan